1231118_524141844366561_1636623398_n

Dhagayso Siyaasiga Maxamed Cabdi lugod oo ka hadlay arimo Jubbaland ku sabsan oo xasaasi ah.

Siyaasiga Maxamed Cabdi Lugod  oo ah Siyaasi ka soo jeeda Gobolada Jubboyinka horayna uga tirsana Ciidamadi Xogga Somalia balse ka ruqsaystay 1969 ayaa waxaa uu manta warbaahinta uga waramay arimo badan.

Lugod  ayaa waxaa uu  si waafi ah  uga warbixiyay Shirki Jubbaland ee ka dhacay Holland waxaana uu shegay in shirkaani ahaa mid lagu mujinayo taagerada Qurba joogta Jubbaland ay u hayaan  Maamul usameynta Jubbaland.

Maxamed waxaa kale oo uu Edeyn  u soo jeediyay Madaxweynaha Somalia  Mudane Xasan Sheikh waxa u na ku edeyay  in u yahay Abaha  Qabyaalada Somalia  islamarkana shaqadi lo egmaday ee ahayd dhismaha Somalia  u ka hormariyay Dhismaha Qabilkiisa ayu yiri  Siyaasi Maxamd Cabdi Lugod.

ugu danebyna  waxaa uu baaq u diray Saxiixeyaasha iyo Gudiga Farsamada Jubbaland iyo guud ahaan Ummada Jubbaland waaxana uu ugu baqay in ay u dhabar adeygaan dhismaha Jubbaland kana digtoonaadan Qolyo xamar ku sugan oo raba in ay isku diraan qabaailada daga Jubbaland.

lugod

Qaybta danbe  ee Waraysiga   Siyaasi Maxamed Cabdi Lugod waxaa uu si weyn ugu difaacay Imaanshaha Col barre hiraale uu yimid Magaalada Kismaayo waxaana uu sheegay in Barre hiraale u ka mid yahay Muwadininta ka soo jeeda Jubbaland  islamarkana u yahay manta wixi ka danbeya Oday ka shaqeeya Nabada Jubbaland.

FILO GOOR DHOW  QAYBTA DANBE EE WARAYSIGA MAXAMED CABDI LUGOD.

Dhagayso Siyaasi Maxamed Cabdi Lugod.lugood

Kismaayo 24 News Agency Kala Xariir Email ka ah Kismaayo24@yahoo.com

Halkan ka dhiibo Aragtidaada adigo Anshaxa K24 ilaalinaya


Fikradaha Akhristayaasha (0)


Comments are closed.

Wararkii Ugu Danbeeyay

kismaayo Qabanqaabada Shirki dib u heshiisinta Gobolada Juboyinka oo ka socota Kismaayo
- Apr 18, 2014
Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose waxaa ka socda Qaban qaabadii ugu danbaysay ...
kay Dhagayso Qaramada Midobay oo taagertay Dadaalada u RW Abdiweli ka wado Kismaayo
- Apr 18, 2014
Mr. Aleem Siddique Afhayeenka UNSOM ee Soomaaliya ayaa sharaxaad ka bixiyay sida ay u ...
top Qaybaha kala duwan ee Beesha Sade oo so dhaweyay Heshiiskii Kismaayo.
- Apr 18, 2014
Ka dib kulamo jilbaha la isku laabtay oo ka dhacay Magaalada Kismaay kuwaas oo ...
Ciidanka-xoogga-dalka-oo-la-geyn-doonno-Koonfurta-Sudan Ciidamo ka socda Soomaaliya oo la geyn doonno Koonfursa Sudan si nabada dalkaas ay u raadiyan
- Apr 18, 2014
Inaad maqashid ciidamo ka socda Soomaaliya ayaa dal kale loo geynaya si ay qeyb ...
kasaaaa Hooyo Soomaaliyeed oo kamid aheyd dadkii ku xirnaa garoonka Kasarani oo shalay Nairobi ku geeriyootey
- Apr 18, 2014
Tacaddigii iyo dhibaatadii ciidanka Kenya ku hayey Maatada soomaaliyeed ee Nairobi joogta, ayaa xadhkaha ...
20140418_082806 War dag dag ah: Daawo Gudi heer Wasiiro iyo Saraakiil ah lo xilsaray so dhawaynta Ciidamada Gobweyn iyo Ciidamada oo saacado ka dib Kismaayo soo garaya.
- Apr 18, 2014
Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose waxaa wali si xowli ah uga socda ...