1231118_524141844366561_1636623398_n

Madaxweyne Faroole oo caawa la kulmay madaxweynaha DFS(war-saxaafadeed)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr Xasan Shiikh Maxamud iyo Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr Cabdiraxman Shiikh Maxamad Maxamud Farole ayaa caawa June 6, 2013, ku kulmay hotelka uu Magaalada Nairobi ka dagan yahay Madaxweyne Xasan Shiikh, iyadoo ay hore Madaxdu ugu balameen inay kulmaan markii ay isku salaameen madaarka Jomo Kenyatta International Airport, May 29, 2013.

Arrimaha laga wada hadlay waxaa ka mid ahaa: faragelintii lagu sameeyey Dastuurka Federaalka Soomaaliya; hirgelinta heshiiskii ay magaaalda Garowe ku wada saxiixeen Dowladda Federaalka iyo Dowladda Puntland ee March 11, 2013; maamulka cusub ee loo doortay Jubaland iyo nidaamka Federaalka Soomaaliya; Lacagta Shillin Soomaaliga iyo xaaladda dhaqaale ee dalka; socodsiinta Dib u heshiisiinta Qaran; Deeqaha ay bixiso Beesha Caalamka sidii loo gaarsiin lahaa gobollada Soomaaliya oo dhan; iyo arrimo kale.

Xafiiska Saxaafadda ee Madaxtooyadda Puntland

Kismaayo 24 News Agency Kala Xariir Email ka ah Kismaayo24@yahoo.com

Halkan ka dhiibo Aragtidaada adigo Anshaxa K24 ilaalinaya


Fikradaha Akhristayaasha (0)


Comments are closed.

Wararkii Ugu Danbeeyay

20140417_134425 (2) War dag dag ah: Kismaayo oo lagu heshiiyay iyo Ciidankii oo bari Magaalada so galaya
- Apr 18, 2014
Sida aan horay idinku soo tabinaya waxaa hormar aad u balaran laga sameyay wada ...
TOP-NEWS Dhagayso Ambasador Sandheere iyo Siyaasi Ibrahiim Dheere oo K24 uga waramay Socdaalka RW Abdiweli iyo kulamada Socda.
- Apr 17, 2014
Ambasador Sandheere iyo Siyaasi Ibrahiim Dheere ayaa Warbaahinta Calamaiga ah ee K24 uga waramay ...
20140417_115929 Photo News: So dhaweyntii Wafdigi u hogaaminayay Suldanka Beesha Sade ee Kismaayo soo garay…
- Apr 17, 2014
...
Muuse Shekh Wararkii ugu danbeeyey ee Kismaayo oo aan ka wareysanay Xildhibaan Muuse Shiikh Cumar
- Apr 17, 2014
Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose  waxaa wali si habsami leh uga socda ...
Abdiweli socdaalkiisa Kismaayo Dhageyso: Haweenka Soomaaliyeed” Jabhad ha la isku dhiibo, xal uma ahan Soomaali”
- Apr 17, 2014
Qaar kamid ah haweenka Soomaaliyeed ee qurbaha ku nool ayaa si weyn dhaliil ugu ...
20140417_134453 Top News Daawo Wafdigii u hogaaminayay Suldanka Beesha Sade ee Waamo oo la kulmay RW Abdiweli iyo IGAD.
- Apr 17, 2014
Magaalada Kismaayo ee xaarunta Gobolka Jubbada Hoose waxaa manta soo garay Wafdi balaraan oo ...