1231118_524141844366561_1636623398_n

Dhagayso: Coll Cabaas oo ka hadlay dagaalka ka soconaya Kismaayo

Coll Cabaas Cali Gureey oo kamid ah saraakiisha dowladda ee ka howlgala gobolada Jubbooyinka oo isagoo ku sugan gobolka Gedo la hadlay Warbaahinta Kismaayo24 ayaa ugu baaqay dhinacyada ku dagaalamay Magaalada Kismaayo inay joojiyaan dagaalka.

Sidoo kale Cabaas aya ugu baaqay Ciidanka dowladda ee ku sugan Kismaayo inay ka madax banaanaadaan dagaalka ka soconaya Kismaayo isla markaan aysan qayb ka qaadan dagaalkaasi.

Kismaayo ayaa waxaa maalintii labaad ka dhacay dagaal u dhexeeyay Ciidamo kala taabsan Sheekh Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) iyo Coll iftiin Xasan Baasto oo kamid ah isaguna raga sheegtay Madaxwaynaha Maamulka Jubbaland State.

Halkan ka dhagayso Codka Cabaas

Kismaayo 24 News Agency Kala Xariir Email ka ah Kismaayo24@yahoo.com

Halkan ka dhiibo Aragtidaada adigo Anshaxa K24 ilaalinaya


Fikradaha Akhristayaasha (0)


Comments are closed.

Wararkii Ugu Danbeeyay

xasan-shiikh-maxamuud-madaxwayne1-160x140 Madaxweyne Xasan “Dhaqanka fowdada ee 23kii sano na dilay waa uu sii dhammaanayaa.”
- Apr 20, 2014
Mogadishu, 20 April 2014 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa ...
wariye la xiray2 Dhagayso: DegDeg Wariyaal lagu Xirxiray Magaalada Laascaanood.
- Apr 20, 2014
Maamulka Somaliland ee degmada Laascaanood ayaa maanta xiray saddex weriye oo ka howlgalayay degmadaasi. Weriyeyaasha ...
ciidamo Dhagayso: Ciidamo Hor leh oo la geeyay Balcad iyo Xiisadda oo wali Kacsan.
- Apr 20, 2014
Wararka naga soo gaaraya degmada Balcad ee gobolka Shabellaha dhexe ayaa waxa saaka laga ...
Barre Top News : Daawo Shir loga hadlayo Amanka Gobolada Somalia oo Muqdisho ka furmay iyo Golihi Barre Hiiraale Madaxda u ahaa oo Jubbaland Matalaya.
- Apr 20, 2014
Shir-weeyne heer qaran ah oo looga hadlayo amniga wadanka ayna ka qeybgalayaan ergooyin ka ...
top Gudoomiyaha Balcad oo si kulul uga jawaabay Xil ka qaadistiisa Dagaalna ku goodiyay.
- Apr 20, 2014
Gudoomiyihii degmada Balcad Cusmaan Maxamed Maxamuud (Xaadoole) ayaa sheegay in lagu tuntay sharcigii uu ...
caaaaaa Dhagayso: Faahfaahin Diyaarad Siday Qaad oo shil ku gashay Garoonka Diyaaradaha Guriceel.
- Apr 20, 2014
Wararka ayaa sheegaya in diyaaraddaan ay ka Timid magaalada Nairobi isla markaana ay siday ...