1231118_524141844366561_1636623398_n

Dhagayso+Sawiro:- Garowe oo isku soo bax ballaaran ku taageertay Maamulka Jubaland State of Somalia

Waxaa maanta ka dhacay Magaalada Garowe ee xarunta Maamulka Puntland Banaanbax balaaran oo lagu taageerayay Maamulka Jubbaland garabka uu Hogaamiyo Sheekh Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) waxaana kasoo qayb galay boqolaal ka tirsan dadwaynaha reer Puntland ee ku dhaqan Magaalada Garowe.

Dadka banaanbaxayey ayaa socod ku maray wadooyinka magaalada ka hor inta aysan iskugu iman Barxada Garowe ,waxana ay wateen boorar iyo maroowyin lagu soo qoray erayo taageero loogu muujinayo Jubaland iyo DF oo la dhaliilsanyahay siyaasadeeda.

Hadaba Hoos ka dhagayso Banaanbaxayaasha hadalkoodii.

Halkan ka dhagayso Banaanabx ka dhacay Garowe by Kismaayo24

2_54 3_59 5_47 6_42 7_37

Xuquuqda Sawirada Garowe Online

Kismaayo 24 News Agency Kala Xariir Email ka ah Kismaayo24@yahoo.com

Halkan ka dhiibo Aragtidaada adigo Anshaxa K24 ilaalinaya


Fikradaha Akhristayaasha (0)


Comments are closed.

Wararkii Ugu Danbeeyay

maxaabiis somaliland Somaliland oo ka warbixisay shaqaaqo dhexmartay Maxaabiis iyo Ciidamo Bolis ah.
- Apr 21, 2014
Maxaabiista oo Hubka ka qaatay qaar ka tirsan Illaalada Xabsiga ayaa Raas ku furay ...
alshabaab Maxaa Farqi ah oo u dhaxeeya Alshabaab iyo Boko Haram, muxuuse yahay Xiriirka ka dhaxeeya?.
- Apr 21, 2014
Jariiradada Poonch oo laga akhristo dalka Najeeriaya ayaa maanta oo Isniin ah daabacday in ...
alshabaab new Alshabaab oo sheegatay mas’uuliyadda qaraxii lagu dilay Xidhibaan Isaaq Riino.
- Apr 21, 2014
Ururka Al-Shabaab ayaa waxa ay sheegteen masuuliyada qarax maanta lagu dilay Xildhibaan ka tirsanaa ...
barre hiiraale (2) Dhagayso: Barre Hiiraale oo ku goodiyay inuu qabsanayo Kismaayo.
- Apr 21, 2014
Bare Aadan Shire (Bare Hiiraale) Oo Ku Sugan Duleedka magaalada Kismaayo Gaarheen Deegaanka Goobween ...
Shukri Maxamuud Afrax DAAWO: Shukri Maxamuud Afrax oo barnaamij CAJIIB ah ka sameysay qaabka ay u shaqeeyaan wariyayaasha Soomaalida ee UK. Yaa ka mid ah wariyayaashaasi?
- Apr 21, 2014
Barnaamijka wadani oo ay soo saaraha ka tahay wariyaha ruug cadaaga ah ee Shukri ...
cabdiwali shiiiikh Ra’iisul Wasaare Cabdiweli “Caddaladda Waa in la gaarsiiyaa Goboblada Dalka, lana dadajiyo dib habaynta shuruucda Garsoorka”
- Apr 21, 2014
Moqdisho, 21, April, 2014-----Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cabdiwali Sheekh Axmed ...