1231118_524141844366561_1636623398_n

Bananbaxyo loga soo horjeedo Dowlada Kenya oo ka socda Garbahaareey.

Magaalada Garbahareey ee Xarunta Gobolka Gedo waxaa ka socda  Bananbaxyo loga soo horjeedo  Ciidamada Dowlada Kenya ee ku sugan Gudaha Somalia.

Bananbaxayaasha ayaa waxaay ku qaylinayaan Erayo  ay ka mid tahay Kenya wa in ay dalkeena noga baxdaa , Somalia Soomaaliba leh iyo kenya arimaha Jubboyinka  dhex dhexaad ka ma ahan.

Waxaa gordhow la filaya in uu gobta uu mudaharadka ka socdo soo gaaro Gudomiyaha  Gobolka Gedo ee ay soo magacawday Dowlada Somalia  Maxamed Cabdi Kaliil  waxaana lagu wada in halkaasi uu ka soo jeediyo khubad  diirada lagu saraayo arimaha Jubboyinka iyo Kaalinta Kenya.

Filo Codadka  Bananbaxaasi iyo Sawiradiisa.

Kismaayo 24 News Agency Kala Xariir Email ka ah Kismaayo24@yahoo.com

Halkan ka dhiibo Aragtidaada adigo Anshaxa K24 ilaalinaya


Fikradaha Akhristayaasha (0)


Comments are closed.

Wararkii Ugu Danbeeyay

Maxamed Cabdi Kaliil XOG CUSUB: R/W Abdiweli oo Xilka qaadis aan sharci aheyn la damacsan Guddoomiyaha GEDO.(Ahmed Madoobe oo sidaa dalbaday)
- Apr 20, 2014
Wararka ay K24 ka heleyso xafiiska R/W Abdiweli ayaa sheegaya in xilka qaadis loo  ...
Cabdiweli Sheekh Axmed RW Cabdiwali oo ku guuleystey billadii fashilka ee qarnigan (Kismaayo dhexdhexaadin ma ahee dhaanta loo tegey)
- Apr 20, 2014
(Kismaayo dhexdhexaadin ma ahee dhaanta loo  tegey) Waxa  inta ka walwaleysi qaran dib u yaqleeelka ...
Barre-Hiiraale Dhageyso: Barre Hiiraale oo u jawaabay Danjire Affeey “Madoobe waa inadeerkaa aad Kismaayo u qabatay, waan se ka saari doonaa dhawaan”
- Apr 20, 2014
Barre Aadan Shirre ayaa ka jawaabay hadal ka soo baxay urur gobaleedka IGAD kaasoo ...
Ahmed Madoobe iyo Barre Hiiraale Maxay Barre Hiiraale iyo Axmed Madoobe ku kala duwan yihiin?
- Apr 20, 2014
Maxamed Cabdi Afey oo u hiiliyey Walaalkii Axmad Madoobe iyo R/W Cabdiweli oo dhabar ...
IMG_8631 Daawo Muuqaal Dhamaystiran:- Khudbadii uu R/W u jeediyay Ciidamaddii Barre Hiiraale kasoo goostay
- Apr 19, 2014
Shabakadda Warbaahinta K24 waxay idiin soo gudbinaysaa Muuqaalka Khudbadihii iyo booqashooyinkii Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda ...
Ducaale Dhageyso:- Dr Ducaale “Socdaalkii R/W ee Kismaayo wuxuu ahaa mid Fashil ah”
- Apr 19, 2014
Siyaasiga Dr Axmed Faarax Ducaale oo kamid ah aqoonyahanada kasoo jeeda deeganada Jubbooyinka ayaa ...