1231118_524141844366561_1636623398_n

Daldhis Committe Group oo lagu wareejiyay dhismaha Garoonka Garbaharey iyo dardar cusub oo ay bilaaben+Naqshada

Gudiga Daldhis Committe Group oo ah Gudigii horay ugu gulaystay dhismaha Garoonka Diyaaradaha ee Dagmada Cabudwaaq iminkana gacanta ku haya  balarinta garoonka Cabudwaaq ayaa waxaa lagu wareejiyay in ay dhisaan Garoonka  Caalamiga ah ee Garbaharey International Airport.

Daldhis Committe Group waxaay sido kale  Qorshaynayaan in ay  Argoyin bilicsan u sameyaan  Magaaloyin dhowr ah oo ku yaala Gobolada Galgaduud Jubboyinka  iyo Gedo ayaado Argada ugu horaysa laga hergalin doono Magaalada Cabudwaaq

Gudomiyaha Daldhis Committe Group Prof Maxamuud  Gaab  oo saxafada la hadlayay ayaa waxaa uu sheegay in ay sharaf u tahay  in gudigooda lagu wareejiyo Masuliyada  Dhisamaha Garoonka ugu weyn  Konfur Galbeeed Somalia.

Prof Maxamuud  Gaab  Waxaa uu intaasi ku daray in Garoonka  Garbahareey uu noqon doono mid ka bilic iyo  mug weyn midka Cabudwaaq islamarkana ay ku soo dagidoonan Diyaaradah  Xamuulka Qada  madaama  Gobolka Gedo usan lahayn dakad ay wax uga soo dagaan.

daldhis

Gudomiyah Daldhis Committe Group  waxaa uu sheegay in Garoonkaani u noqon doono mid ay isticmaalan  Shacabka  ku nool Konfur galbeed Somalia. Waqooyi Bari Kenya, iyo Ismaamulka Somalida Itobiya madaama u ku yaalo  Meel Israatiji ah oo aan ka fogeyn deeganada aan kor ku soo xusnay.

Prof Maxamuud  Gaab  ayaa waxaa uu intaasi ku daray in wajiga labaad  ee dhismaha  garoonkaani la bilaabi doono Bartamaha bisha sagaalad  ee  sanadkaan islamarkana guud ahaan  garoonkani la  soo afjari doono  bilowga  sanada 2014.

Your ads will be inserted here by

Easy AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

gar

Gudomiyaha Daldhis Committe Group Prof Maxamuud  Gaab  waxaa uu ugu  baqay Shacabka Gobolada  Galgaduud Jubboyinka iyo Gedo in ay ka qayb qataan dhamaystirka  Garoonka diyaaradaha  ee Garbaharey Airport .

110bvbcWixi tabarucaad ah ee aad ugu talagesheen  dhismaha  Garoonka diyaaradaha ee  Garbaharey   waxaad ku soo hagaajin kartaan Shirkada  Hodon Global adinkoo ku soo qoraya magaca ah Daldhis Committe Group .

Sido kale  Gudigu waxaa uu ku mashquulsanyahay sameynta Qabab kale ee ay dadka wax u bixin karaan  sida Adeegyada  ZAAD Service, Sahal iyo EVCPLUS oo qofkasta oo mobile haysta u sahli karta in uu si fudud uga qayb qaato Tabarucaadka lo samaynaayo dhismaah  garoonka  Cusub ee Garbaharey .

Gudomiyaha Daldhis Prof Maxamuud Gaab,

Gudomiyaha Daldhis Prof Maxamuud Gaab,

Filo Sawiro Cusub.

 

 Madaxa Warfaafinta Daldhis Committe Group

                            

Kismaayo 24 News Agency Kala Xariir Email ka ah Kismaayo24@yahoo.com

Halkan ka dhiibo Aragtidaada adigo Anshaxa K24 ilaalinaya


Fikradaha Akhristayaasha (5)


Comments are closed.

Wararkii Ugu Danbeeyay

kay Dhagayso Qaramada Midobay oo taagertay Dadaalada u RW Abdiweli ka wado Kismaayo
- Apr 18, 2014
Mr. Aleem Siddique Afhayeenka UNSOM ee Soomaaliya ayaa sharaxaad ka bixiyay sida ay u ...
top Qaybaha kala duwan ee Beesha Sade oo so dhaweyay Heshiiskii Kismaayo.
- Apr 18, 2014
Ka dib kulamo jilbaha la isku laabtay oo ka dhacay Magaalada Kismaay kuwaas oo ...
Ciidanka-xoogga-dalka-oo-la-geyn-doonno-Koonfurta-Sudan Ciidamo ka socda Soomaaliya oo la geyn doonno Koonfursa Sudan si nabada dalkaas ay u raadiyan
- Apr 18, 2014
Inaad maqashid ciidamo ka socda Soomaaliya ayaa dal kale loo geynaya si ay qeyb ...
kasaaaa Hooyo Soomaaliyeed oo kamid aheyd dadkii ku xirnaa garoonka Kasarani oo shalay Nairobi ku geeriyootey
- Apr 18, 2014
Tacaddigii iyo dhibaatadii ciidanka Kenya ku hayey Maatada soomaaliyeed ee Nairobi joogta, ayaa xadhkaha ...
20140418_082806 War dag dag ah: Daawo Gudi heer Wasiiro iyo Saraakiil ah lo xilsaray so dhawaynta Ciidamada Gobweyn iyo Ciidamada oo saacado ka dib Kismaayo soo garaya.
- Apr 18, 2014
Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose waxaa wali si xowli ah uga socda ...
desss-300x168 QM oo ka hadashey Ciidamo Magaceeda ku howlgli doona oo shalay Muqdisho ka degey
- Apr 18, 2014
Masuuliyiinta ka tirsan Qaramada Midoobay ayaa markii ugu horraysay ka hadashay  Ciidamo ka Socda ...