1231118_524141844366561_1636623398_n

Dhagayso:Wasiirkii 2aad oo diidmo ka dhawajiyay xilka loo magacaabay

TOP2

Tan iyo markii xalay lagu dhawaaqay wasiirada cusub ee xukuumadda C/wali shiikh axmed waxaa soo baxayay warar kala duwan.

Saakay waxaa shir jaraa,id qabtay mxamuud axmed nuur tarzan oo isaga loo magacaabay wasiir xigeenka wasaaradda sportiga iyo dhalinyarada waxaana uu sheegay in xilkaasi uusan dooneen ee lagu fududaaday.

kasukoow gudoomiye Tarzan waxaa isn gowr dhaw shir jaraa id qabtay C/kaafi Macalin Xasan oo ka mid ahaa Wasiiro kuxigeeno xalay la magacaabay waxana uu sheegay in uu san aqbali doonin Xilkasi.

Halkaan ka dhagayso shirka jaraaid ee C/kaafi Macalin Xasan

Cabdikaafi

Kismaayo 24 News Agency Kala Xariir Email ka ah Kismaayo24@yahoo.com

Halkan ka dhiibo Aragtidaada adigo Anshaxa K24 ilaalinaya


Fikradaha Akhristayaasha (1)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Wararkii Ugu Danbeeyay

xasan-shiikh-maxamuud-madaxwayne1-160x140 Madaxweyne Xasan “Dhaqanka fowdada ee 23kii sano na dilay waa uu sii dhammaanayaa.”
- Apr 20, 2014
Mogadishu, 20 April 2014 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa ...
wariye la xiray2 Dhagayso: DegDeg Wariyaal lagu Xirxiray Magaalada Laascaanood.
- Apr 20, 2014
Maamulka Somaliland ee degmada Laascaanood ayaa maanta xiray saddex weriye oo ka howlgalayay degmadaasi. Weriyeyaasha ...
ciidamo Dhagayso: Ciidamo Hor leh oo la geeyay Balcad iyo Xiisadda oo wali Kacsan.
- Apr 20, 2014
Wararka naga soo gaaraya degmada Balcad ee gobolka Shabellaha dhexe ayaa waxa saaka laga ...
Barre Top News : Daawo Shir loga hadlayo Amanka Gobolada Somalia oo Muqdisho ka furmay iyo Golihi Barre Hiiraale Madaxda u ahaa oo Jubbaland Matalaya.
- Apr 20, 2014
Shir-weeyne heer qaran ah oo looga hadlayo amniga wadanka ayna ka qeybgalayaan ergooyin ka ...
top Gudoomiyaha Balcad oo si kulul uga jawaabay Xil ka qaadistiisa Dagaalna ku goodiyay.
- Apr 20, 2014
Gudoomiyihii degmada Balcad Cusmaan Maxamed Maxamuud (Xaadoole) ayaa sheegay in lagu tuntay sharcigii uu ...
caaaaaa Dhagayso: Faahfaahin Diyaarad Siday Qaad oo shil ku gashay Garoonka Diyaaradaha Guriceel.
- Apr 20, 2014
Wararka ayaa sheegaya in diyaaraddaan ay ka Timid magaalada Nairobi isla markaana ay siday ...