1231118_524141844366561_1636623398_n

Wararkii ugu dambeeyay Al-shabaab oo madaafiic ku garaacay Jaamacadda Kismaayo

Sida ay baahiyeen Idaacadaha madaxa banaan ee ka howlgala magaalada Muqdisho, ciidamada Al-shabaab ayaa madaafiic xoogan waxay ku garaaceen Jaamacadda magaalada Kismaayo ee gobalka J/hoose.

Habeenkii xalay ayaa Al-shabaab waxay lama filaan kusoo duqeeyeen jaamacadda Kismaayo, waxaana halkaasi ku sugan xubnihii dhawaan ka qeyb galay caleema saarkii madaxweynaha Jubba.

Ma jirto wax qasaare ah oo halkaasi ka dhashay, waxaana xaaladda guud ay tahay mid aad u degan, iyadoona wax war ah aanay soo saarin mas’uuliyiinta maamulka Jubba State.

Kismaayo 24 News Agency Kala Xariir Email ka ah Kismaayo24@yahoo.com

Halkan ka dhiibo Aragtidaada adigo Anshaxa K24 ilaalinaya


Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. ali says:

    alshabaab majoogo jaamacada korkeeda walaalo
    ee allaah kabaqa oo barrehiiraale dhaha
    madhamaato hadii ladhaafo labo jiiro kadib waa goobweyn barrehiiraale ayaana halkaa fadhiya, marka alshabaab masoo duuleen??+
    war allaah kabaqa oo beenta iska daaya




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Wararkii Ugu Danbeeyay

un Ciidamo ku howlgali doona Magaca Qaramadda Madoobe oo maanta Muqdisho ka degaya
- Apr 17, 2014
Wararka naga soo garaya Magaladda Muqdisho ayaa sheegaya in  maanta la geeyo magaalada Muqdisho ee ...
zwolle DAAWO: Kulan ay yeesheen Soomaalida Zwolle ee Holland, Maxaase kasoo baxay ?
- Apr 17, 2014
Soomaalida deggean magaalada Zwolle iyo nawaaxigeeda ayaa waxaa ay yeesheen kulan ay wax badan ...
Barnaamijka Dareenka Shacabka DAAWO: Barn-Dareenka shacabka oo lagu lafa-gurey booqashada R/wasaare C/weli uu ku joogo kismaanyo iyo dhaliilo ay sheeganayan garabyadii isku hayey mid ka mid ah.
- Apr 17, 2014
Barnamijka dareenka shacabka oo lagu lafa gurey booqashada R/wasare C/weli shiikh axmed uu ku ...
ja5 Sawiro: Gudoomiye Jawaari iyo Wafdigiisa oo la kulmey Jaaliyadda Soomaliyeed ee Talyaaniga
- Apr 17, 2014
Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo wafdi uu hogaaminayo ay ...
fas Somali tiradoodu gaareyso 90-ruux oo Kenya laga soo musaafurinayo Saakey
- Apr 17, 2014
Waxaa Saakey Magaaladda Caasimadda ah ee Muqdisho ku soo wajahan qeybtii labaad Soomaali laga ...
20140416_141410 Daawo Shirkii Jaraid ee Mucaradka Jubba ay ku qabteen Muqdisho oo dhamaystiran.
- Apr 16, 2014