1231118_524141844366561_1636623398_n

Dhagayso:Wafdi uu hogaaminayo madaxwaynaha maamulka Jubba oo kismaayo kasoo amba baxay

Wafdigaan uu hogaaminayo madaxwaynaha maamulka jubba Axmed maxamad islaam Axmed Madoobe ayaa waxaa qayb ka ah odoyaal siyaasiyiin waxgarad iyo xubno ka tirsan maamulka jubba waxayna daqiiqado ka hor kasoo duuleen garoonka magaalada kismaayo.

Wafdiga ayaa waxay kusoo wajahan yihiin magaalada garoowe si ay kaga qayb galaan munaasabad lagu caleema saarayo madaxwaynaha cusub ee puntland Cabdiweli gaas sida uu soo sheegayo wakiilka k24 ee gobollada jubbooyinka.

Halkaan ka dhagayso waraysi wariyahena magaalada kismaayo Maxamed Xiis uu kaga hadlayo wafdiga soo baxay

wariye maxamad xiis

Kismaayo 24 News Agency Kala Xariir Email ka ah Kismaayo24@yahoo.com

Halkan ka dhiibo Aragtidaada adigo Anshaxa K24 ilaalinaya


Fikradaha Akhristayaasha (1)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Wararkii Ugu Danbeeyay

Maxamed Cabdi Kaliil XOG CUSUB: R/W Abdiweli oo Xilka qaadis aan sharci aheyn la damacsan Guddoomiyaha GEDO.(Ahmed Madoobe oo sidaa dalbaday)
- Apr 20, 2014
Wararka ay K24 ka heleyso xafiiska R/W Abdiweli ayaa sheegaya in xilka qaadis loo  ...
Cabdiweli Sheekh Axmed RW Cabdiwali oo ku guuleystey billadii fashilka ee qarnigan (Kismaayo dhexdhexaadin ma ahee dhaanta loo tegey)
- Apr 20, 2014
(Kismaayo dhexdhexaadin ma ahee dhaanta loo  tegey) Waxa  inta ka walwaleysi qaran dib u yaqleeelka ...
Barre-Hiiraale Dhageyso: Barre Hiiraale oo u jawaabay Danjire Affeey “Madoobe waa inadeerkaa aad Kismaayo u qabatay, waan se ka saari doonaa dhawaan”
- Apr 20, 2014
Barre Aadan Shirre ayaa ka jawaabay hadal ka soo baxay urur gobaleedka IGAD kaasoo ...
Ahmed Madoobe iyo Barre Hiiraale Maxay Barre Hiiraale iyo Axmed Madoobe ku kala duwan yihiin?
- Apr 20, 2014
Maxamed Cabdi Afey oo u hiiliyey Walaalkii Axmad Madoobe iyo R/W Cabdiweli oo dhabar ...
IMG_8631 Daawo Muuqaal Dhamaystiran:- Khudbadii uu R/W u jeediyay Ciidamaddii Barre Hiiraale kasoo goostay
- Apr 19, 2014
Shabakadda Warbaahinta K24 waxay idiin soo gudbinaysaa Muuqaalka Khudbadihii iyo booqashooyinkii Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda ...
Ducaale Dhageyso:- Dr Ducaale “Socdaalkii R/W ee Kismaayo wuxuu ahaa mid Fashil ah”
- Apr 19, 2014
Siyaasiga Dr Axmed Faarax Ducaale oo kamid ah aqoonyahanada kasoo jeeda deeganada Jubbooyinka ayaa ...