Madaxweynaha Jamhuuriyada Somali mudane Hasan Sheikh Maxamuud ayaa Taliyaha Ciidamada Xogga Soomaaliyeed Gen Odowa Yusuf raage u dalacsiyay Darajada Sareeya Guuto

Gen Odow oo ah nin dhalinyaro ah oo howlkarna ah ayaa dalacsiintiisa muxuu ku mutaystay Dagaalka adag ee uu la galay kooxda Al shabaab.